Skip to main content

Posts

Featured

Saryan Museum, The Home of the Arts, Culture and Heritage of Somaliland

Madxafka Saryar Ee Xarunta Hidaha Iyo Dhaqanka Somalilandby Hiba Adam


Madxafka Saryar Ee Xarunta Hidaha Iyo Dhaqanka Somaliland waa goob ay ku kulmaan dad badan oo kala duwan; waana goob hoy u ah dhaqanka iyo hidaha Somaliland. Madxafka Saryar waxay ay ku taalaa Hargeisa, waxaa la aasaasay 2017 oo waxaana gudoomiye ka ah madxafka Saryar aqoon yahan/mujaahid Siciid Shugri Xusee. Xarunta hidaha iyo dhaqanka Somaliland waxaa loogu talo galay in lagu ilaaliyo oo lagu xifdiyo taariikhda iyo dhaqanka wadanka Somaliland oo in lagu dhiiri galiyo dhalinyarta inay wax ka bartaan dhaqankoodii hore oo ay helaan meelo ay ka tix raacaan. Xarunta waxa ay shaqaysaa oo ay furantahay wiigii lix cisho 7 subaxnimo ilaa 5 galabnimo, waxaana maalinwalba soo booqda oo u dalxiis yimaada dad aad utiro badan oo iskugu jira ajaanib iyo wadanitiinba si ay u daawadaan xasuusihii hore ee qadiimiga ah. Waxaad daawokarta alaabaha kala duwan ee yaala xarunta Madxafka Saryar. Waxay leedahay laba qaybood oo kala ah …

Latest posts

Halkar Academy. Reviving Somali Folk Dance, Music and Poetry

Hargeisa International Book Fair

Art Fashion and Somali Hido Iyo Dhaqan: An Interview with Hafsa Studio

THE SIMPLE THINGS IN LIFE

APRIL: BECOMING ‘ENVIRONMENTALLY WOKE’

MARCH: INTERNATIONAL WOMEN’S DAY

Swimming Against The Tide

FEBRUARY: TO BE YOUNG, GIFTED AND BLACK

JANUARY

2018 SHATTERED THE VESSELS OF INJUSTICE ON WOMEN INCOOPORATING AN INTERVIEW WITH AN AUDIENCE OF ARAWELO