top of page

Hargeisa International Book Fair



BY HIBA ADAM

Hargeisa International Book Fair (HIBF) (Somali: Bandhigga Caalamiga ah ee Buugaagta Hargeysa) is an annual cultural event in the republic of Somaliland. HIBF was established in July 2008. The main reason that is was established was to create a center to promote Somali culture, literature and to cultivate the importance of reading. There are a number of events hosted as part of HIBF each year. Every year the book fair is attended by an international audiences such as Nigeria, Malawi, Ghana, Kenya, Djibouti, the UK. For 2019 Egypt was the guest country for the year. During the HIBF people showcase and celebrate culture through lively debates, traditional dance and songs, poetry and performance, art and modern culture to name a few. This all takes place out doors in the Hargeysa Cultural Centre (HCC). The HCC is a large compound with a library, gallery, public event spaces that is open to the public all year round, and it acts as the culture hub of Somaliland.


Af-Soomaali

Xarunta Bandhiga Caalamiga Ah Ee Buugaagta ama Hargeisa Internationl Book Fair (HIBF) waxa ay ku taalaa magaalada Hargeisa ee wadanka Somaliland. Waxaana la aasaasay sanadkii 2008 Bishii Tododbaad. Xarunta HIBF waxa lagusoo bandhigaa barnaamijyo kala duwan oo kala ah: bandhiga buugaagta oo ay kasoo qayb galaan wadamo badan sida: Nigeria, Malawi, Ghana, Kenya, Djibouti, UK iyo Egypt. Xafladaha hidaha iyo dhaqanka, barnaamijyo dhalinyarada lagu dhiiri galiyo, ciyaaraha kala duwan ee hidaha iyo dhaqanka Somaliland oo lagu baro dhalinyarta, bandhigyo mashaariic waxtar uleh dadka iyo dalka. Xarunta waxaa ku dhex yaala goob lagusoo aruuriyay sawiro gacmeed aad u qurux badan iyo alaabo qadiimi ah oo soo jiita dalxiisayaasha soo booqda xarunta. Waxa kaloo ku yaala xarunta HIBF magtab laga heli karo buugaag aad ubadan kuna qoran shan luuqadood oo kala duwan, waxaana wax ku akhrista dhalinyaro badan, waxaana loogu dhigaa casharo sida : suugaanta hal abuurka, sawir qaadista iyo marba koorsooyinkii cusub ee soobaxa. Dhamaan barnaamijyada iyo adeegyada lagu qabto xarunta HIBF waa wada bilaash oo wax lacag ah lagama qaado dadka.

Hadaba hadii aad doonayso macalimaad dheerad ah ama inaad la xidhiidho xarunta waxaad kala hadli kartaa :0633628220/+252 63 4038360, ama booqo Websaydh ka iyo Facebook ka

11 views0 comments

Somalinimo...

Promoting Somali culture, literature and performing arts.

Get Monthly Updates

Thanks for submitting!

© 2023 by Queen of Sheba International. Proudly created with Wix.comTerms of Use  |   Privacy Policy

bottom of page