top of page

Halkar Academy. Reviving Somali Folk Dance, Music and Poetry

by Hiba Adam





Halkar Academy troupe. Video by Egeh Husen, Horn Digital Hub.



Halkar Akadeemi waa urur ama koox ku bahowday siday kor ugu qaadi lahaayeen hidaha iyo dhaqanka Somaliland. Ururka Halkar Akadeemi waxaa la aasaasay 23 /9/ 2013 waxayna ku aasaaseen sagaal qof oo kaliya imikana waxay ka kooban yihiin 78 xubnood oo iskugu jira rag iyo dumarba. Gudoomiyaha ururka waxa lagu magacaaba mudane Maxamuud Cabdulraxmaan Yaasiin oo isagu kaalin wayn ka qaatay si uu hore umariyo shaqooyinka ururku uu qabto oo kala ah. Ciyaaraha kala duwan ee hidaha iyo dhaqanka, heeso dhaqameed iyo riwaayado. Uruku wuxuu ka koobanyahay xubno kala duwan oo waliba qabta  shaqooyin kala duwan sida’ abwaano, fanaaniin, jilayaal iyo ciyaaryahan. 


Kooxdu waxay ku tababartaan oo hoy u ah Xarunta Dhaqanka ee Hargeysa, halkaas oo ay ku fuliyaan howlahooda kuna kulmaan. Kooxda Halkar Akadeemi waa dhalinyar u heelan soo noolaynta hidaha iyo dhaqanka Somaliland. Kooxda Halkar Akadeemi waxay u dabaasha dageen sanad guuradoodii 6aad 25/9/2019 kii oo ku qabsoontay xarunta hido dhowr ee ku taala Hargeysa, iyakoo soo bandhigay ciyaaro iyo barnaamijyo kala duwan. Hadii aad ubaahato inaad la xidhiidho kooxda Halkar Akadeemi fadlan kala xidhiidh halkana. Tell:+252 634038360 Hasan Buuni ama Facebook Page





Shaqada ay dhalinyaradan qabanayaan waa mid ey dadku baahi aad u badan u khabaan oo waxayna hubin doontaa in da’yarta ay wax bartaan oo ay dhowraan dhaqanka iyo hidaha dadkeena. Marka fadlan, la xiriir haddii aad rabto inaad kafaalasho shaqooyinkooda.





English Version


Halkar Academy was Founded in 23 /9/ 2013 by a group of friends. to play and teach traditional dances to preserve the culture; the drama club has evolved to become one of the first traditional dancing groups in all over the country. “We want to revive the Somali culture through folk dances”. Halkar Dancing Group was started 9 members and now it consists of 78 members, of which are male and females.The group is united by the sheer passion for traditional dances, excessive love for culture and strong sense of obligation for its revival.Halkar members also train fellow youth groups who want to learn about folk dances for free at Hargeisa Cultural Center. the group is doing a brilliant job in getting creative with the folk dances to attract and stirrup the interest of young people towards them without altering the course or the meaning of the dance; for example, they do the old dances with an adapted modern music and as a result many young people who would have otherwise seen these folklore dances outdated and a thing that belong to a different time and place can now relate to them and slowly develop passion for them. But they have not completely abandoned the original ways, so they also dance without music; solely dancing to their singing and clap just like the Somali ancestors whose footsteps they follow. 

For more information about Halkar Academy please contact Hasan Buuni on Tell:+252 634038360 or visit them on their Facebook Page here



The work these youths are doing is much need and will ensure that the younger generation can learn and safeguard the culture and heritage of our people. So please, get in touch if you wish to sponsor their works.






44 views0 comments
bottom of page